Sanad kadib, R/W Khayre maku guuleystay Qorshihii dhismaha Galmudug Loo Dhanyahay?

June 24, 2019, ayuu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ka degay Garoonka Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb, xilli ay jireen kala qaybsanaan xilli dheer soo jiitameysay oo la degtay hannaankii maamul, amni, dhaqaale iyo bulsho ee deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Xasan Cali Khayre oo ay Dhuusamareeb uga sii horreeyeen wasiirka arrimaha gudaha iyo qaar kamid … Continue reading Sanad kadib, R/W Khayre maku guuleystay Qorshihii dhismaha Galmudug Loo Dhanyahay?